Saturday 8 June 2013

War Deg deg Ah General Darwiish Oo Sheegay Inuu Wasiirka Gashandhiga Dirqi Uga Baxsaday

Wararka aanu Ka Helayno Magaalada kismaayo ee Xarunta maamulka Juba land ayaa sheegayo in dagaalkii Oo Dhamaaday Kadib Markii Ciidamada Jubbland  Si Xooga Magalada Kula Wareegeen

Waxaa Si Dirqi Ah Loola Cararay Airportiga Wasiirka Gaashandhiga Kadib Markii Ciidan Uu Wato General Darwiish ay Kusoo baxeen , Dowlada Kenya ayaa U Sheegtay Wasiirka Amaankisa Sugi Karin Intaa kabacdi

Warar Hoose Ayaa Sheegaya barre Hiiraale inuu Madaxda Jubbland Inuu Gurigiisa kujirayo dagaalkana kujirin

Madaxtooyada Gudaheeda ayaa Maanta Lakala Jiiday Wasiirka Warfaafinta Iyo Eng Yariisaw kadib Markii Lagu eedeeyay Wasiirka inuuna Eedayn Maamulka Jubbland

No comments:

Post a Comment