Fadeexadii Japan ka dhacday iyo M/weyne Xasan Culusoow oo abtirsaday
Written by Administrator
Friday, 31 May 2013 18:45
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo filayay in Shirka Yokohama-Japan ay ka soo qeyb-gelui-doonaan Dawladdo badan ayaa kala kulmay wejigabax,kadib markii kuraasihii loogu tala-galay madaxdii la casumay aysan soo xaadirin,taas oo loo aanaynayo Ingiriiska oo aan raali-ka-aheyn shirka Japan ka furmay.
(Kuraasihii Madaxda Caalamka loogu tala-galay o haawanaya)
Ganacsato u dhalatay Japan oo lagu qiyaasay 15 ayaa soo xaadiray kulankan,iyagoo la isku afgartay in maalin gelin lagu sameeyo Soomaaliya hadii nabad-gelyadda ay hagaagto.
Kuraasihii loogu tala-galay Madaxdii la casumay ayaa iyagoo faaruq-ah la arkayey,waxaana arintan qalbi-jab ay ku keentay Wefdigii Madaxweyne Xasan Culyusoow oo u badnaa Ururka Hawiye-Action-Group,oo ay kala hogaaminayaan Engineer Yariisoow iyo Kamal Guutaale
Arinta ugu yaabka badan ayaa noqotay Wasiirka Maaliyadda oo la filayay,maadaama deeq Dalka Japan laga raadsanayey inuu shirkan soo xaadiro,ayaan soo xaadirin,lamana yaqaan sababta uu shirka uu uga booqdo,iyadoo arin laga yaqyaqsoodo ah ay tahay in dhawr nin oo isku reer ah ay markasta Maadxweyne Xasan Culusoow shirarka deeqaha kala qeyb-gala,halka aan la ogoleyn dadka kale inay shirarka Caaalamiga ah u raacaan Culusoow iyo xertiisa HAG.
(Kooxda Hawiye-Action-Group oo shirka Japan ku sugan)
Xigasho Shacabkamedia-Beyra-Puntland
Runta Kama-Xıshoono

No comments:
Post a Comment