Warar Hada Nasoo Garaya Ayaa Sheegaya Wasiirka Maaliyada Uu Ku Hanjabay Xilka Iska Casilo Marka Madaxwayne Xassan Sheikh Soo laabto
Kadib Maanta Markuu Kawar Helay Kooxda Damjadiid inay Lacag Badan Oo Siyaasada Jubbland u adeegsanayeen kala Baxeen Bank Dhexe . Taas oo ka Caraysiisay Wasiirka Asagoo awal kasii xanaaqsanaa Sida Looga Reebay Wafdigi Madaxwaynaha Ee Aadi lahaa Japan
Kooxda Damjadiid ee Ugu Awooda Badan Dowlada Mogadishu Ayaa Ah, Koox Aan Wax Xurmaa U Hayn. Wasiirkii Aan Kooxda Katirsanayn. Wasiirada Qaar haday Safar aadan Waxay u Yimaadan Wasaaradii oo Laqoray Shaqaale Cusub Siyaasad Cusubna loo dajiyay
Dhibaatada Ugu Wayn Waxay Ku hayaan Wasaarada Arimaha Bulshada oo Ay Ku Magacaban Tahay Wa Maryan Qaasim. Dhamaan Howlaha Wasaaradas Waxaa Gacanta Ku Dhigay Kooxda Damjadiid
Dadka Siyaasada Somaliya Indha-indheeya Ayaa Kooxdan Waxay u Arkaan Inay Tahay Fitno Lamida Urur Diimeedka Koonfurta Somaliya Ka Dagaalama
Mohamed madoobe
Federaladvocate@gmail.com

2 comments:
nikaan hassan leeyahy cadaawad fog fog u hayaa beesha darood halaga tashado
Wasiirka Faroole Nagu Soo Diray wale Faroole Inaan iska qabano Mooye somali ma maamuli karno
Post a Comment