Tuesday, 4 June 2013

Ugaaska Beesha Mareexan Maxamed Ugaas Xaashi Ku Baqay Shirka Dhan ah Dowlada hassan Sheikh Iskugu Yimadan Beesha Darood


War Hoose Nasoo Garaya  Ayaa Waxay Sheegayan In Ugaaska Mareexan Uu Ku baaqay Shirka Dhan Ah  Dowlada Hassan Sheikh Dhaman Siyaasiyinta Iyo Waxgaradka  beesha Darood Waxaana Lagu Wadaah ugaaska Gudi Magcaabi Doono  Mudo Cisha

Maalmahan Ugu Danbeeyay Waxaa Soo Baxayay Siyaasiyiin iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Beesha Darood  Oo Baaqyo Soo Saarayay Waxaa Intaa Dheer Qurba Joogta Badan Ayaa Muujiyay Say Uga Soo Horjeedan Dowlada Qaabkay Wax U Wado Gaar Ahaan Jubbooyinka

Waa Markii Ugu Horaysay Ilaa 1991 Ay Beelaha Somaliyeed Ilaa Xadkaan kala Aamin Baxaan Heer Sare
prime Minister Saacid Ayaa Mooda Siyaasada Somalia Hada Ka Gaabsaday Kadib Markuu Arkay Kacdoonka Beeshisa

Intaa waxaa Dheer Maalinta Beri Ah Ah Maglaada Nairobi Ku Kulmi Doonaan Hogaanka Puntland Oo Hada Moodid Taageera Wayn Beesha Darood Dhexdeeda Kahaysto Iyo Madaxwayne Hassan Sheikh

isku Soo Wada Doob Waxaa xaalada Kasii dartay Markii La ugaaday Madaxwaynaha Qof Aan Qabiilkisa Ahayn madaxtooyada Ku Aaminin Xilal Muhiima Iyo safiirana u Magacaabay


1 comment:

Unknown said...

farah said
shir wada tashi ah oo aan wax lagu duminayn ee wax lagu saxaayo haduu yahay waan soo dhoweynayna waana taagerayna

Post a Comment